Sahminta Gaadiidka Hiawathaland ee Faribault
Waxaan raadineynaa jawaab celin ka timid bulshada meelaha fursadaha u ah gaadiidka Hiawathaland ee u adeega gudaha Faribault. Waxaan hada ka shaqeyneynaa dib u habeynta si aan kor ugu qadno waxtarka iyo si aan u wanaajino meelaha ay bulshadu ka heli karto. Tariikhda laga soo ururiyey Sahminta waxa loo isticmali donaa in lagu ogaado meelaha baahido iyo in la sii wado fursada koritaanka gaadiidgka mustabalaka. Fadlan dhawr daqiiqado ah qaado oo dhameystir sahmintan. Hadii aad wax su'aalo ah qabtid fadlan nala soo xiriir xarunta so direyaasha 866-623-7505, taabo1. Waad ku mahadsantahay figradaada. Mahadsanid.
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Magaalada aad ku nooshahay?
Clear selection
Hada ma raacdaa gaadiidka dadweynaha?
Clear selection
Hadii ay haa tahay noocee gaadiidka dadweynahabaa isticmaashaa?
Clear selection
Imisa jeer ayaad bishii gaadiidka dadweynaha isticmaashaa?
Clear selection
Hadey maya tahay, maxaa kaa reebaya ama kaa xannimaya isticmaalka gaadiidka dadweynaha?
Hadii aad dooratey wax kaduwan kuwa kore, fadlan sharax.
Maxaa horumar ah ee adeegan kaa dhigaya inaad rabtid inaad raacdo baska markasta?
Clear selection
Hadii aad dooratey kuwa kale ee sare, Fadlan sharax.
Hadii magaalo ilaa ka magaalo gadiid la heli karo, meeshee jeceshahay inaad ka raacdo gaadiidka dadweynaha? Fadlan Dooro dhamaan kuwa kuquseeya.
Waxaan si fiican u sheegayaa da'daada?
Imisa qof baa gurigaaga jooga?
Waa maxay jinsigaagu?
Maxaa isir ah / qowmiyadaha(s) maxaa isu haysataa adigu?
Clear selection
Qaabkee ayaad jeceshahay inaad ku hesho warar ku saabsan adeegyada Hiawathaland? Fadlan sax dhamaan kuwa khuseeya. 
Talooyin ka dheerka ah.
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. Report Abuse - Terms of Service - Privacy Policy